Real Madrid star Vinicius Jr sends key message to fans with Arsenal Champions League claim

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Vinicius Jr ayaa digniin u diray kooxda Arsenal ka hor kooxaha isaga hor iman doona kulanka lugta labaad ee wareega 8 dhaad dhamaadka tartanka champions League.
Bernabue ayaa marti galin doonta lugta labaad ee tartanka, halkaas oo wax walba ay ka dhici karaan garoon caan ku ah abuurista xanaaqa.
Vinicius Jr ayaa fariin u diray Arsenal kadib guushii Real Madrid e koxda Alaves
Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa kulanka ay la ciyaari doonto kooxda Arsenal iyada Kasorese kooxda Alaves kulan ka tirsan horyaalka La Liga iyaga oo isha ku haya in ay sii noolaadaan riyooyinkooda horyaalka.
Gool uu dhaliyay Eduardo Camavinga ayaa hogaanka u dhiibay Los Blancos, balse wax yar ka dib waxaa dhacday dhibaato ka dib markii casaan loo taagay Kylian Mbappe.
Ciyaarta oo xamaasad leh ka dib, Real Madrid ayaa wali awooday in ay sii xajisato oo ay saddex dhibcood oo muhiim ah ka hesho horyaalka.
Diiradu weli aad be u adag tahay kulanka soo socda ee Champions League ee Arsenal, inkastoo, sida lagu muujiyay fariinta Vinicius Jr ka dib guusha.

Vinicius Jr ayaa qaab ciyaareed cajiib ah dhaliyay xilli ciyaareedkan
Hadalo badan ayaa ka hor kulanka lugta hore ku hareeraysnaa sida ay Arsenal u maamuli doonto in ay afka hore ee Real Madrid ka aamusto.
Dhamaadkii, Gunners ayaa maareysay ciyaarta iyadoo mar kale shabaqeeda ka ilaashatay Champions League si ay fursad xoogan ugu hesho lugta labaad.
Haddii ay sidaas oo kale ku samayn karaan kulankaas ka dhacaya Bernabeu waa la arki doonaa, laakiin rajada badan ee Real Madrid ayaa si adag ugu fadhida garbaha Vinicius Jr.
.